Eductus

Stöd och matchning

Arbetssökande? Vi hjälper dig!

Har du varit arbetssökande under en längre tid men inte hittat något jobb?
Vi erbjuder Stöd och matchning, en tjänst för dig som vill ha ett jobb eller börja studera.

Tillsammans med en personlig handledare får du göra upp en plan med fokus på din framtid.
Vi ser över dina kvalifikationer och erfarenheter och tar fram lediga jobb som matchar med din kompetens. Du får stöd av oss längs vägen när du söker jobben.

Kanske kommer vi fram till att utbildning blir ditt nästa steg mot det framtida jobbet?
Då får du prata med en studie- och yrkesvägledare som ser över möjligheter och studiealternativ åt dig.

Tjänsten är kostnadsfri.

Du är

  • Arbetssökande
  • Inskriven på Arbetsförmedlingen
  • Redo att ta nästa steg mot jobbet

Du får

  • En personlig handledare
  • Verktyg och stöd i jobbsökandet
  • Språkstöd vid behov
  • Tillgång till arbetsgivare via våra nätverk

Innehåll under tjänsten:

  • Vi går igenom dina ansökningshandlingar (CV och personligt brev) och utvecklar dem
  • Intervjuträning. Så presenterar du dig bäst för arbetsgivare
  • Vi tar fram jobb som matchar din kompetens
  • Eller hjälper dig hitta vägen till ditt framtida jobb via studier
  • Praktik hos arbetsgivare

Börja hos oss – gör så här!

  1. Kontakta Arbetsförmedlingen
    Säg att du vill börja på Stöd och matchning. Arbetsförmedlingen beslutar om du kan börja på Stöd och matchning.
  2. Välj leverantör
    När Arbetsförmedlingen har sagt ja till att du kan börja på Stöd och matchning får du välja leverantör. Om du vill välja oss, ange Eductus.
  3. Vi kör igång!
    Nu har du valt leverantör och kommer bli kontaktad för ett fösta möte.

Tjänsten utförs på uppdrag av Arbetsförmedlingen

Stöd och matchning är en tjänst för dig som behöver stöd i jobbsökandet. Tjänsten utförs på uppdrag av Arbetsförmedlingen och du kan välja mellan flera leverantörer, vi är en av dem. Arbetsförmedlingen bestämmer om du har behov av tjänsten.

Om Eductus

Varje vecka hjälper vi personer ut på arbetsmarknaden. Det är vårt mål, det är därför vi finns till. 9 av 10 som gått hos oss rekommenderar oss. Läs mer om oss på eductus.se

الدعم والمطابقة (Stöd och matchning)

باحث عن عمل؟ نحن هنا للمساعدة!

هل أنت باحث عن عمل منذ فترة طويلة ولكنك لم تعثر على واحد حتى الآن؟
نحن نقدم خدمة الدعم والمطابقة للأشخاص الذين يبحثون عن عمل أو لكي يبدؤوا دراستهم. التعليمات الواردة في هذه الخدمة هي باللغة السويدية. إذا واجهت صعوبة في فهم اللغة السويدية، فيحق لك الحصول على مساعدة لغوية.

تجد هنا كيفية القيام بذلك: ستعمل مع مسؤول التنسيق الشخصي لتطوير خطة تركز على مستقبلك.
نحن نقوم بالاطلاع على مؤهلاتك وخبراتك ونحاول العثور على الشواغر التي تناسب مهاراتك. سوف تحصل على دعم منا بينما تواصل بحثك عن عمل.

ربما نتوصل إلى استنتاج بأن المزيد من التحصيل العلمي/ التدريب هي الخطوة التالية التي ينبغي أخذها للعثور على عمل مستقبلي.

بعد ذلك سوف تكون لديك الفرصة للتحدث مع المرشد المهني الدراسي الذي سوف يحاول العثور على الفرص وبدائل الدراسة من أجلك.

هذه الخدمة مجانية.

إذا كنت

  • باحث عن عمل
  • مسجَّل لدى دائرة التوظيف العامة السويدية (Arbetsförmedlingen)
  • على استعداد لاتخاذ الخطوة القادمة اللازمة للعثور على عمل

إنك سوف تحصل

  • مسؤول تنسيق شخصي
  • الأدوات والدعم الذي تحتاجه في بحثك عن العمل
  • المساعدة اللغوية في حال كنت بحاجة إليها
  • إمكانية الوصول إلى الشركات الموظِّفة وذلك عبر شبكتنا

ماذا تنطوي هذه الخدمة:

  • إننا نراجع مستندات طلب تقدمك للعمل (السيرة الذاتية والخطاب التقديمي) ونساعدك على تطويرها
  • المعلومات – كيف يعمل سوق العمل السويدي
  • تدريب على مهارات مقابلة العمل. لذا ستتمكن من استعراض أفضل إمكاناتك لأصحاب العمل المحتملين
  • نساعدك في العثور على فرص العمل التي تناسب مهاراتك
  • أو نساعدك في إيجاد السبيل الصحيح إلى العمل المستقبلي عن طريق التعليم
  • فرص التمرين في مكان العمل

على استعداد للبدء معنا – قم بهذا!

  1. اتصل بدائرة التوظيف العامة السويدية
    أخبرهم أنك تريد البدء بتلقي خدمة الدعم والمطابقة. ستقرر دائرة التوظيف العامة السويدية ما إذا كنت قادراً لبدء تلقي خدمة الدعم والمطابقة، أي أنها تتحقق لمعرفة ما إذا كانت هذه الخدمة ستفيدك.
  2. اختر مزود خدمة
    بمجرد أن ذكرَتْ دائرة التوظيف العامة السويدية بأنك قادر لبدء تلقي خدمة الدعم والمطابقة، فأنت تكون على استعداد لاختيار مزود الخدمة. إن كنت ترغب في اختيارنا، حدد Eductus.
  3. نحن نجعل الأمور تأخذ مجراها!
    الآن وبعد أن اخترت مزود خدمة، سيتم الاتصال بك لعقد لقائك الأول.

يتم تقديم هذه الخدمة بالنيابة عن دائرة التوظيف العامة السويدية

إنَّ خدمة الدعم والمطابقة هي خدمة مصمَّمة لأولئك الذين يحتاجون إلى دعم في بحثهم عن عمل. يتم تقديم هذه الخدمة بالنيابة عن دائرة التوظيف العامة السويدية، ويمكنك الاختيار بين العديد من مزودي هذه الخدمة. نحن واحد من مزودي هذه الخدمة. ستقرر دائرة التوظيف العامة السويدية ما إذا كانت هذه الخدمة ستفيدك.

نبذة حول Eductus

نحن نساعد الناس في سوق العمل أسبوعياً. هذه هي مهمتنا - سبب وجودنا. 9 من كل 10 أشخاص يستخدمون خدماتنا يقومون بتوصيتنا. لمعرفة المزيد عنا قم بزيارة الرابط

eductus.se

نبذة حولهل ترغب في معرفة المزيد عن خدمة الدعم والمطابقة المزودة من قبل Eductus؟

أكمل الاستمارة أدناه وسوف نتصل بك. الشخص الذي سوف يتصل بك سيتحدث باللغة السويدية.

معلومات باللغة العربية

Taageerada iyo Iswaafajinta (Stöd och matchning)

Qodka shaqo doon doonaya maad tahay? Waxaanu halkan u joognaa inaanu kaa caawino!

Ma in badan ayaan shaqo doon doonaysay oo welina maad helid?
Waxaanu bixinaa Taageero iyo Iswaafajin, adeeg dadka doon doonaya shaqo ama kuwa doonaya inay waxbarashadooda bilaabaan. Tilmaamaha waxaa kamid ah adeegan lagu bixiyo Swedish. Hadii ay kugu adag tahay inaad fahanto Swedishka, waxaad xaq u leedahay kaalmo luuqadeed.

Waatan sida loo sameeyaayi: Waxaad kala shaqaynaysaa tobobarahaaga shakhsi ahaaneed sidii aad u samayn lahaydeen qorshe diirada lagu saarayo mustaqbalka.
Waxaanu eegeynaa waraaqaha khibradaada iyo aqoontaada waxaanu kuu soo heleynaa shaqo banaan uu xirfadaada u dhiganta. Waxaan naga helikaraa taageero inta aad wado baadhitaanka shaqada.

Waxaa laga yaabaa inaanu gaadhno go'aan ah in aad u baahan tahay waxbarasho/tobobar oo ay tahay talaabada xigta ee aad msutaqbalka shaqada ku heli karto.

Waxaan markaana heli doontaa fursad aad kula sheekeysato lataliya waxbarashada iyo mihnada shaqo kaas oo eegi doontaa ikhtiyaaradaada fursadaha iyo waxbarashada ee aad heli karto.

Adeegu waa bilaash.

Hadii aad tahay

  • Qofka shaqo doon doonaya
  • Iska duwaan geli Adeega Shaqada Shacabka Swedish (Arbetsförmedlingen)
  • Waxaad u diyaar garawdaa inaad qaado talaabada xigta ee aad shaqo ku heli lahayd

Waxaanu kuu diyaarinaynaa

  • Tobobare shakhsi ahaaneed ah
  • Agabka iyo taageerada aad u baahan tahay marka aad shaqo raadinayso
  • Kaalmada luuqada hadii aad u baahan tahay
  • Inaad ka heli karo loo shaqeeyayaasha shabakadaayada

Waa maxay waxyaabaha ugu horeea ee adeegu:

  • Waxaanu naqdin doonaa waraaqada arjigaaga (CV, iyo warqada arjigaaga ee shakhsi ahaaneed) waxayna naga caawin doonaa inaanu curino
  • Macluumaadka - Sida uu u shaqeeyo suuqa shaqada Swedish
  • Tobobarka xirfada waraysiga. Markaa, waxaad tusi kartaa cida aad u shaqaynayso ee mustaqbalka tayadaada wanaagsan
  • Waxaanu kuu soo heli doonaa ta u dhiganta xirfadaada
  • Ama waxaanu kaa caawin doonaa inaanu kugu hagno dhabada saxda ah ee aad u heleyso shaqada mustaqbalkaaga anaka oo daraasad ku samayn doona
  • Tobobarka goobta shaqada

U diyaar garaw inaad anaka nala bilawdo - tan samee!

  1. La xidhiidh Adeega Shaqada Shacabka Swedish
    Oo u sheeg inaad doonayso inaad bilawdo Taageerada iyo Iswaafajinta. Adeega Shaqada Shacabka Swedush ayaa go'aamin doonaa hadii aad bilaabi karto Taageerada iyo Iswaafajinta, tusaale ahaan, waxay eegi doonaa hadii adeegu waxtar kuu leeyahay.
  2. Dooro adeeg bixiye
    Marka ay kuu ogolaato inaad bilaabi karto Adeega Shaqada Shacabka Swedish Taageerada iyo Iswaafajinta, waxaad markaa dooran kartaa adeeg bixiye. Hadi aad markaa jeceshahay inaad na doorato, dooro Eductus.
  3. Markaa waxaanu wadaynaa hawshaa!
    Iminka maadaama oo aad dooratay adeeg bixiye, waxaa laguugula soo xidhiidhi doonaa talaabo talaabo kulankaaga kowaad si laguugu qabto.

Adeega waxaa loo qaban doonaa oo lagu matali doonaa Adeea Shaqada Shacabka Swedish

Taageerada iyo Iswaafajinta waa adeeg loogu talo galay dadka u baahan taageero marka ay baadhayaan shaqo. Adeega waxaa loo qaban doonaa oo lagu matali doonaa Adeea Shaqada Shacabka Swedish waxaad ka dhax dooran kartaa dhawr adeeg bixiye. Waxaanu katirsan nahay adeeg bixiyayaashaasi. Adeega Shaqada Shacabka Swedish ayaa go'aamin doona hadii adeegu waxtar kuu leeyahay.

Macluumaadka Eductus

Waxaanu ka caawinaa dadka suuqa shaqada todobaad kasta. Tani waa shaqadaayada- sababta aanu u jirno.
10-kii qofka 9 ee isticmaalay adeeggaayaga dadka kale ayay kula taliyeen.
Macluumaad dheeraad ah naga ogow adiga oo booqanaya eductus.se

Ma doonaysaa inaad macluumaad badan ka ogaado Adeega Taageerada iyo Iswaafajinta Eductus?

Buuxi foomka hoose waananu kulasoo xidhiidhi doonaa. Qofka kula soo xidhiidhayaa Swedish ayuu kugula hadli doonaa.

Muu kugu adag tahay Swedishku? Weli waxaad heli kartaa shaqo.

Taageerada & Iswaafajinta Eductus waxay kaa caawin doonaan inaad hesho shaqo 3 bilood gudahood ah.

  • Dhamaan waa bilaash
  • Tobobarka xirfada waraysiga
  • Waxay kaa caawin doonaan CV & Warqada Arjiga
  • 10-kii qofka 9 ayaa ku qancay adeegaayaga

Anaka oo matalayna Adeega Shaqada Shacabka Swedish. Diyaar ma u tahay inaad nala bilawdo? Ka dooro Eductus Adeega Shaqada Shacabka Swedish, kaas oo go'aamin doona hadii adeegu waxtar kuu leeyahay.


Vill du veta mer om Stöd och matchning hos Eductus?

Fyll i dina uppgifter

Jag samtycker till att angivna personuppgifter lagras av Eductus i syfte att kunna hantera mitt önskemål om mer information kring tjänsten Stöd och matchning. För mer information om dataskyddsförordningen läs här. Vill du ändra dina uppgifter eller dra tillbaks ditt samtycke gör du det enkelt genom att kontakta marknad@eductus.se.